Ismamuulka Tigreega ee Waqooyiga Itoobiya ayaa maanta sheegay inay December 6 ay xabsiga ka sii daynayaan maxaabiis kor u dhaafaysa sedax kuun (3,000).

Waxaa ka mid ah maxaaabiista la sii daaynii doono 73 haween kuwa u xirnaa arrimo siyaasadeed. Arrintan ayaa ku soo beegmaysa xili khilaaf xogaan udheexyo mamuulka Tigreega iyo ururka OPDO oo gacaanta kuhaayo gumaysiga Itoobiya.

Sidoo kale dadka falanqeyo siyasaada itoobiya ayaa sheegaya in sii daynta maxaabiista kusabsan yahay arrimo siyasaadeed, waayo dalka la orin jiray itoobiya ayaa qasaan iyo saraan wadada burburka.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.