Wararka nagasoo gaadhaya tuulada Higlalay oo katirsan gobolka Jarar ayaa sheegaya in halkaasi lagu xidh xidhay gabdhood oo shacab ah.

Labadan gabdhood oo lagu kala magacaabo Xamdi Ibrahim iyo Safiya Muhumed ayaa kayimid tuula udhaw laa yiidho Bodhlay. Gabdhahan ayaa lagu hayaa xabsiga ciidanka gumeysiga itoobiya ay kuleeyihiin tuulada Higlalay.

Maahan markii koobaad ee ciidanka gumeysiga ay dad shacab ah sidan oo kale uu dhibaatayan. Waxaan ilahay ugu baryaynaa inuu dadkan uga dulqaado gumeysiga Abyssinia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.