Wararka aan kahelayno gobolka Doolo gar ahaan tuulada Yoxoob ayaa sheegaya in ciidanka gumeysiga itoobiya ay halkaasi ku xidh xidheen tira shacab ah. Hooyo Idman Xaaji Kaynaan oo 70 jir ah ayaa kamida dadka ay ciidanka gumeysiga itoobiya guryahooda kala baxeen.

Ilaa hada lama oga sababta rasmiga ah ee dadkan loodhibateeyay balse olole xidhay jidh dil iyo handadaa ayaa ciidamada gumeysiga itoobiya dhowaanahanba kubilabeen shacabka Soomaalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.