Waxaa magalada Godcusbo lagu soodhaweeyay Wafti katirsan JWXO oo uu hogaaminayo kuxigeenka hogaanka Warfaafimta Jwxo halgame Cali Samire Sigad.

Waftiga JWXO ayaa waxaa magalada duleedkeeda kagaga horyimid boqolaal shacabka Ogadenia ah oo uheelan aragtida ONLF. Waftiga  ayaa hada shacabka God-Cusbo kulan balaadhan kula leh.

magalada waxayna shacabka iyo Waftiga jwxo siwada jir uga wadatashan hayaan sidii loosii xoojin lahaa halganka iyo midnimada shacabka Somalida Ogadenia.
.
Waftiga ayaa Mari doona dhamaan gobalka Afdheer iyo waxaa loosii xoojin lahaa halganka iyo midnimada shacabka Somalida Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.