Wararka naga soo gadhaya Itoobiya ayaa sheegaya inuu waziirka cafimaadka Amir Adan xilka iska casilay maanta sida ay sheegtay idacaada VOA ee laanta Axmaraada.
Weli lama sheegin sababta uu is casilay waziirka Lakiin muddada u dambeysay waxaa jira xiisad xoogan u dhaxeeysay masuuliyinta dowlada federalka oo kusabsaan siyaasada xumaada iyo coolada ku salaaysan Qomiyadaha oo Noq-Noqoonayo.
Xukuumada Abiy Ahmed weli kama hadlin is casiilada Waziirka, sidoo kale maa sheegin ciida badeli laheed.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.