Xukuumada gumaysiga Itoobiya aya cafis ufidisay 530 maxaabiis, Siidayntan aya la xiriirtay Ciida Christmas Ka ee Masiixiyiinta.

Zinabu Tunu oo ah Xubinka u qaabilsan Xafiska Xeer ilaali taga Dhanka Xiriirka dadwaynaha aya isago warbahinta la hadlaya shegay in ay ahmiyada koobad siiyeen haweenka carurta leh ee ku xirna Xabsiga.

Sida uu shegay hoganka Maxaabiis gaaraysa 13,122 aya ka faaiday Xeer dhawan ay soo saartay Hayada Amnesty kaas oo ay ansixiyeen Golaha Shacabka ee Itoobiya bishii July ee laso dhafay.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.