Magalada Jigjiga ee Xarunta gobolka Fafaan ayaa maanta Dagan  markii shalay ay ka dhaceen Rabshado kala duwan oo ay dad ku dhiinteen.

Ciidamadda Itoobiya ayaa soo gadhaay Caasimadda dalka Ogadenia ,iyadoo Ciidamadda ay Gaaf wareegayaan Is-gooysyadda iyo Goobaha dadku ay Isugu imaddaan.

Isku socodka gaadiidka iyo dadwaynaha ayaa dib uga bilowdey gudaha magaalada jigjiga oo maalmihi ugu dambeeyay ay ka jirreen dibad baxyo watay rabshado.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.