Rag hubeysan oo aan heybtood la garanayniin ayaa xalay Bam Gacmeed ku turay xero ay booliska Ismaamulka Oromada ku leyihiin magalaada Burayu

Idacaada FANA oo ku hadlo afka dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in 9 Askari ku dhawaacmen weerarka ay geysteen kooxo hubeysan.

Ismaamulka Oromada weli kama hadlin Weerarka xalay loo geystaay xerada Booliska oo ku yallo magalaada Burayo siddo kale ciidna maa sheegin masuuliyada Weerarkan

Mudda u dambeysay Ismaamulka Oromada waxa ka socday amni darro bahsan Iyo maleeyshiyaad hubeysan oo dhibaato badan ka geysaanayo gobalkaasi

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.