Waxaa cirka isku shareeray Khilaafkii sanadahanba kadhaxtaagnaa Dolawada Itoobiya iyo Masar kasoo kusaabsan Biyaxidheenka wayn ee Abay oo ay dowlada Itoobiya kafulinhayso wabiga Niil.

Itoobiya ayaa kaxanaaqay hadal kasoo yeedhay dowlada masar oo ku saabsanaa biyo-xidheenka Itoobiya iyo Qaabkii Loo buuxin lahaa.

Madaxweynaha Masar ayaa waxuu hadalkiisa kusoo gunaanaday Biyaha niil waxay nooga dhiganyihiin Nolol iyo geeri oo uu ula jeeday Inaan biyaha niil wayno dhimashaan kaxignaa.

Dadka Reer masar ayaa waxay 90% kutiirsanyihiin wabiga waxaana sanadkii kasoogala lacag lagu qiyaasay 15 Bilyan oo doolarka maraykanka ah.

Khilaafka Itoobiya iyo masar ayaa waxuu marayaa meeshii ugu xumayd, waxaana laga cabsi qaaba in uu dagaal ka dhex qarxo labada dhinac.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.