Dukale Lamiso oo ah Guddomiyaha Xisbiga Sidamo Freedom Movement (SFM) ayaa maanta shir jar’iid ku qabtay magalada Hawassa ee xaruunta Ismaamulka Shucuubta Koonfured, wuxuuna edeymo culus u jeediay Dowlada Federalka itobiya.

Asaga oo la hadlaya warbahiinta ayuu sheegay inay Dowlada Federalka Itoobiya weli sii rasmi u aqbalin inay qomiyada Sidama mamuul ka madaxbanaan Ismaamulka Shucuubta Koonfured noqdaan, isaga oo sii raaciyay inay Dowlada Federalku balaantood weli buuxinin.

Sanaadkii naa soo dhaftaay ayey aheed markii afdi laga qaaday qomiyada Sidama, waxaayna shacabka u badan codayaan inay mamuul gooni samayatan Iyo dowlada Federalka weli mana aqoonsaniin mamuulkooda.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.