Alem Balema oo ahay jiray madaxweyweynaha ku xigeenka hore ee ismamuulka Tigreega ayaa ka qayba galaay shir u dhaxeeyo Abiy Ahmed iyo mucaraadka oo shalay ka dhacay magalaada Addis Ababa asaga oo matelayo kooxda TPLF.

Alem Balema ayaa sheegaya in xukuumada Abiy Ahmed ay ku fashilantay masuuliyada sarneed marka la firiyo arrimaha ku addan doorashada, wuxuuna sheegay madaam u hadda cudurka Corona virus ku faafiya dalka inuu taas laftigaas caqbad noqdaay.

Kooxda TPLF oo ka talliyo ismamuulka Tigreega ayaa asbucii hore sheegay hadi u dalka doorasha ka dhicin waqtiiga haboon inay iyaga ku dhawaaqi doonan doorasha ka madaxbanaan kan dowlada federalka.

Waxaan asbucaan u dambeeyay socday kulamo kala duwaan u dhaxeeyo dowlada federalka iyo ururada mucaaadka sii laga tashaada arrimmaha kusabsan doorashada.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.