Asbuucii hore ayey aheed markii Fetlework Gebregziaber oo katirsan kooxda TPLF ee waysay xil ay ku haysato Wasaaradda kamida dowladda federalka Itoobiya.
Go’aanka kasoo baxay ra’iisal wasaare Abiy Ahmed oo ah in xilka laga Qaado ayaa sababay in khilaaf siyaasadeed ka dhex qarxo TPLF iyo Dowladda Federalka.
Fetlework ayaa maanta wareysi uu bixiyay idaacada VOA ee laanta Amxaarada, waxaana uusheegay inay katirsaneed wasiirada inka badan hal sano iyo bar iyo go’aanka kasoo baxay In xilka laga Qaado ayey ku tilmaamtay mid siyadasaayan, waxaana kusoo dartaay in Abiy Ahmed u begsanaayo dadka u dhashay Qoomiyadda Tigreega kadib markii ay kooxda TPLF diidaan inay ku biraan xisbiga EPP
Dowladda Federaalka ayaa beenaysay Eedeynta kasoo baxay Fetlework, waxaana ku tilmaameen mid Rad iyo sal Aan lahayn.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco shabakada Halgan Media.