Xildhibaan Bayle Cabdulaahi oo laga soo doorto gobolka Dollo gaar ahaan degaanka Galaadi ayaa maxkamad ku taallo magalaada Jigjiga ku xukuntay labo sano oo xabsi Ah.

Weli maa cada dembiga lagu soo eedeyay Xildhibaanka balse wararka qaar ayaa sheegaya in uu kabiyo diiday amar kasoo baxay madaxweyna mustafa cagjar.,

Mudoyinkii u dambeyay xiisad siyasadeed ayaa ka tagneed Somali Galbeed, udhaxeeya mamuulka Kililka iyo qar kamid ah siyaasiyinta mucaraadka.

Halgan Media.