Maamulka gobolka Gedo oo ah garabka ka soo horjeedo axmed MADOOBE ayaa wado abaabul lidi ku ah Jubaland.

Maamulkasi oo fadhigoodu yahay magaalada Garbahaarey ayaa amar ku bixiyay in aysan gobalka imaan karin masuliyiinta Maamulka Axmed Madobe, xili iyagoo shir jara’iid ku qabtay garbahaarey

Sida muqaato, Gobolka Gedo ayaa noqonaya meesha laga bilaabo abaabulka lagu qalqal gelinayo dowlad cusub ee Xasan Sheekh Maxamuud iyo siyaasinta oo la isku baheystay sida Axmed Madobe looga tuuri lahaa kursiga.

Halgan Media