Sida la ogahay Jabhada isku sheegto inay mateesho qomiyada Oromada loo yaqaano ee OLF ayaa bayaan soo sartay oo dhowr qodob ka hadlayo, qodobyada waxaa kamid in luqaada Oromada noqdo mid lagu isticmaalo Her federal iyo inay Oromada leyihiin magalaada Soomaaliyeed ee Diridhaba.

Jabhada OLF oo isku sheego inay tahay urur Gobaniimo doon ayaa dulaan qawaan kuso qadaay ummada Soomaaliyeed markii ay sheegatay lahanshahaada magalaada Dirdhaba.

Su’asha waxaay tahay Maxa keenay inay wakhtiigan xadiirka inay sheegen dhulka Soomaaliyeed ? Mid siyasadaysaan miya misa waa qorsho cusub ka dhan ah Soomaalida ?

Haasa yeeshe waxaa hubaal ah inay Oromada weli qaban hamni weyn taas oo ah inay qabsadan dhulka Somalida iyo shacab Oromo ku dhex beraan degaanada Soomaalida siidi ay Yahuuda dhulka ka qabsaday ummada Reer Filastin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.