Sida warqada ku qoran Abdilaahi Kulane ayaa warqadan u qoray Ibrahim Macalin Baadiiyoow oo xiligaas ahaa taliyaha sirdoonka gobolka Banaandir, waxaana lagu amray inaysan madaxwaynayaashi hore aysan ka dhoofi karin garoonka Adam Cade maalinta ay taariikhdu tahay 10 November 2019.

Waxaa warqadan bogiisa Facebook ku faafiyay taliyihii hore Mr Baadiyoow, mar aan waraysanay wuxuu inoo sheegay in Kulane uu aad u handadi jiray xiliguu hayay xilka, sababaha uu isaga casilayna ay kamid tahay, wuxuu sidoo kale raaciyay inuu soo bandhigi doono kol dhaw dhagaraha ay isla qorsheeyaan madaxwaynaha iyo Kulane taas oo lagu dhibaataynayo siyaasiyiinta kasoo jeeda gobolka Banaandir.

Hoos Ka Daawo Sawiirada