Wararka caasimada gumeysiga itoobiya kaso baxaya aya sheegaya in 5 xubnood katirsan Jabhada Oromo Liberation Front (OLF) lagu Xukumay inay fulin rabeen dil lagula kacayo Raysal- Wazaraha Ethiopia.

5 ta Nin Waxa lagu eedeyey inay ka dambeeyen falkii bishii June Ka dhacay Magalada Adis Ababa ee Qaraxa lagula beegsaday Raysal Wazaraha Ethiopia. Ragan aya lagu Xukumay inay yihiin Argagixiso maadama mesha lagu dilay 4 qof ilaa 100 qofna lagu dhawacay.

Jabhada OLF ayaanan iyadu Wali wax Jawab ah kabixinin eedaynta. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.