Maalmo uun kadib markii ay Hayada Amnesty International Qoraal dheer soo saartay kaas oo Xukuumada gumaysiga Itoobiya loogaga dalbanayey inay siidayso rag Xuquuqda Bili’aadanka udoodi jiray Sida Henok Aklilu iyo Michael Melake, ayey dawladu sii daysay. Xubnahan aya la xiray malin arbaco ah bishii 10aad ee Sanadkii 2017.

Warar lagu kalson yahay aya shegaya in labada xubnood laga siidaayey Manta meshii ay ku xirnaayeen.

Isbuuc yadii lasoo dhafay waxa lagu xir xiray magalada Adis Ababa dad aad utiro badan sababo badan awgood taas waji xumo Ama sawir xun ka gudbinaysay Xukuumada Itoobiya ee hada jirta.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.