Ciidamada milatariga Itoobiya ayaa saacadihii la soo dhaafay howlgallo raaf ah ka bilaabay degaano katirsan gobolka Sitti.

Howlgallada oo ah kuwa ballaaran ayaa waxa ay Ciidamadu ka sameeyeen gudaha degmada Cadayti ee gobolkaasi.

Dad isugu jira xoolo dhaqato iyo beeraley oo ku sugnaa halkaasi ayaa lagu soo warramayaa in Ciidamadu ay kaxeysteen. Ugu yaraan 20 qof ayaa la xidhay siidi ay sheegan dadka degaanka.

Dadka la xidhay waxaa kamid ah.

  • Cabdullahi Diraane
  • Cabdullahi Gedi
  • Roble Yusuf
  • Maxamud Barre
  • Cabdullahi Cismaan
  • Muuse Ciltire

Xaaladda ayaa haatan kacsanm iyadoona dadka deegaanku ay cabsi ku muujiyanaa dhaq dhaqaaqyada Ciidamada Itoobiya ay ka wadaan gobolka Sitti.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.