Madaxwaynihii golaha sare ee islaamka itoobiya Haji Mohamed-Amiin Jamal oo maanta waraaq casilaad ah ugudbistay gudiga golaha sare ee islaamka.
Shir ay galabta isugu yimaadeen gudiga golaha sare ee islaamku ayaa diideen codsigii iscasilaada.
Haji Mohamed-Amiin ayaa istaqaaladiisa usoo gudbiyay shirwaynaha golaha sare ee islaamka oo maanta Addis Ababa kafurmay laakiin markii la falanqeeyay waxaa la go’aamiyay inuu xilka siiwado xaajigu maadaama oo xili adag oo kala guur ah lagu jiro.
Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.