Wararka naga soo gaaraya magalaada Haramaya ee Ismamuulka Oromada ayaa sheegaya in Askari la sheegay inuu ka tirsan yahay Ciidamada Ismaamulka Oromada uu bartamaha magalaada ku dilay Qof shacab siida ay sheegan idacaada BBC ee laanta Oromada.

Qofka la dilay ayaa la sheegay inuu ka mid ahaa dadka magalaada Haramaya siida ay wararka u dhigeen idacaada BBC ee laanta Oromada

Ciidamada ka tirsan Ismaamulka Oromada ayaa dhowr Jeer gudaha Oromia intaba ku dilay dad Shacab ah. Waxaana weli sii socota Dilka Ciidamadu ay u geysanayaan dadka Rayidka ah.

Wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.