War goor dhaw ay heshay Wakaalada Wararka ee Halgan Media ayaa sheegaya in ay shacabka Xabashida maanta ka Qayb galeen banaan bixii abid ugu waynaa ee ay dhigaan.

Sida warku sheegayo kacdoon wadashaasha qoomiyada Axmaraada ayaa dhiigay banaan bax aad uwayn oo kadhacy magalaada Gonder ee ismamuulka Axmaraada.

Dadweynaha kudhaqaan magalaada Gonder ayaa cambarayay dagaalada maalmahan kasocdo Ismaamulka Axmaraada iyo dilka shalay loo geystay Korneel katirsan ciidamada ismamuulka Axmaraada oo ka dhacay bartamaaha magalaada Gonder.

Sidoo kale Qar kamid jidadka ku tallo magalaada Gonder ayaa xidhay dadka ka qayb galaay banaanbaxyada.

Hoos Ka Daawo Sawiirada.