Idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada Itoobiya ayaa sheegtay in Ugu yaraan sedax ruux loo xidhay weerar xalay loo geystaay xero ciidan ku taala degmada Burayo Ismaamulka Oromada

Dowlada Itoobiya weli maa sheegin magacaayada raga weerarka fuliyay ama ujeeda ay ke leyihiin falaalka oo nucaas

Xalay bay aheed markii 9 askari loogu dhawaacmay weerar ka dhacay xero ciidan kadib markii kooxo hubeysan ay Bam Gacmeed ku tureen xerada booliska.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.