Shirkada Ethiopia Airlines ayaa maanta sii rasmi u bilaabay dulimaadki isku xiridoona caasamada Soomaaliya Iyo Somali Galbeed ee kala ah Muqdisho Iyo Jigjiga

Shir jaraiid oo maanta lagu qabtay Muqdisho ayaa la sheegay in hada ka bacdi asbuuc walba hal mar ay diyaaradu Muqdisho Iyo Jigjiga isku xidhi doonto

Diyaarada Ethiopia Airlines ayaa laba bil ka hor bilaabay inuu isagu xidho Muqdisho Iyo Addis Ababa iyo xitta Bosaaso iyo Hargeysa ee Waqooyiga Soomaaliya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.