Hogganka Fashilmay Mustafa Cagjar ayaa Goor-dhow ka degay Garoonka Diyaaradaha ee Magaalada Wardheer ee xaruunta gobolka Doolo.

Maleeyshiyaadka Liyuu Booliska ayaa lagu arkayaa Waddooyinka, iyaga oo celinaya gadiidka dadweynaha iyo kuwa gaarka loo leeyahay intaba. Ujeedka saaka loo xiray Waddooyinka ayaa ah sidii loo xaqiijin lahaa amniga Mustafa Cagjar iyo Waftiga la socday.

Boqaashada Mustafa Cagjar ee magalaada Wardheer wuxuu ku began yahay xili ay xiisad xoogan ka tagneed magalaada Wardheer iyo gud ahaan gobolka Doolo kadib markii Hogganka Fashilmay Mustafa Cagjar oo Guddomiyaha gobolka Doolo u magacabay niin La Shaqaayni jiray dhigya cabka Cabdi Iley.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.