Wararka nagasoo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya inuu mudaharado iyo rabsho kasocdo magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan.

Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay ayaa idacaada Halgan Media uu sheegay inuu hal askari katirsan maleeyshiyaadka Liyuu Booliska lagu dilay magalaada iyo mid kale dhawaac hun garaay kadib markii ay shacabka Axmaraada oo sii sharci darro ku nool magalaada Jigjiga ay bilabeen inay begsadan dadka Somalida degan magalaada.

Sidoo kale shacabka Axmarada ayaa bilabeen inay tuukamada dhacaan iyo boobaan hantida ay leyihiin shacabka Somalida. Waxa xalada kasi darray waa ciidanka itoobiyaanka oo kusugan magalaada Jigjiga oo ka qeyb qataay dhiibaatada iyo tacadiyada lagula kacay shacabka Somalida oo waxba galabsaniin.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.