Wararka naga soo gaadhaya Itoobiya gar ahaan ismamuulka Axmaraada ayaa sheegaya in degmada Sanja lagu qabtay 37 Qoryo oo si sharci darro ah degaanka loosoo galiyay.

Ciidamada amaanka ayaa sheegay inay hubkan ku qabteen meel gaadiidka lagu baadho, kuna taala isla degaanka Sanja.

Ismaamulka Axmaraada ayaa waxaa lagu soo daad gureeyay hubka noocyadiisa kala duwan ilaa hadana lama ogo cida rasmiga ah ee kadanbaysa ama dabada ka riixaysa in hub intaas gaadhaya lagu soo daabulo degaanka Xabashida.

Hoos Ka Daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi ka soo kordha kala soco Halgan Media.