Wararka naga soo gaadhaya magaalada Addis Ababa ee Xaruunta taliska Itoobiya ayaa sheegaya  in magaalada lagu qabtay qoryo iyo bistooladood aad u farabadan.

Booliska Federal ka Itoobiya ayaa sheegay inay hubkan ku qabteen xafaada Kolfe Keranio oo ku taala magalada Addis Ababa.

Arintan ayaa timid kadib markii ay booliska federalka ay howlgallo ka fuliyeen xafaada Kolfe Keranio.

Addis Ababa ayaa waxaa lagu soo daad gureeyay hubka noocyadiisa kala duwan ilaa hadana lama ogo cida rasmiga ah ee kadanbaysa ama dabada ka riixaysa in bub intaas gaadhaya lagu soo daabulo magaalada.

Hoos ka daawo Sawiirada

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.