Wararka naga soo gaadhaya magalaada Dhagaxbuur ee Xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegay in koox aan heybtood la garanayniin tooray ku dhawaacmeen Cabdirahman Muhumed Omar oo ah Walaalka madaxweyne Mustafa Cagjar.

Siida aan xogta ku helnay, rag ku hubeysnay miidi ay Cabdirahman Muhumed Omar tooray la dhaceen, waxaana la sheegay inuu dhawaac cules gadhaay.

Dhinaca kale goobjoogyal kusugaan isbitaalka weyn ee magalaada Dhagaxbuur ayaa xaqijiyay in xalay Cabdirahman lagu haayay qoolka Qaliitanka.

Sidoo kale ciidamada amaanka ayaa qabtay niinka toorayga geliyay Cabdurahman Muhumed Omar, waxaana la sheegay in baritaan lagu waado.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.