Labo Qarax oo xooggan ayaa waxaa uu ka dhacay EX koontorool Balcad ee magaalada Muqdisho.

Qaraxaan ayaa jugtiisa inta badan  laga maqlay qeybo badan oo ka mid ah degmooyinka gobalka Banaadir.

Ciidamada Shisheeyaha loo yaqaano AMISOM ayaa la sheegay in qarax kadib rasaas rideen, taasi oo keentay in askar ka tirsan booliska Soomaliya ay ku dhaawacmaan lakiin lama oga illaa iyo hada khasaaraha dhabta ha ee AMISOM ka soo gaaray qaraxyadaasi.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.