Wararka nagasoo gadhaay gobolka Fafaan ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Oromada shalay galabta weerar kusoo qadeen tuulada degmada Tuliguuleed ee gobolka Fafaan.

ilo waredyo la kalson yahay ayaa Halgan Media u sheegay inay shalay galabta maleeyshiyaadka Oromada iyo shacabkooda iskashanayo ayaa kaso gudbeen xaduudka udheexeyo Ogadenia iyo gobolka Oromada, kadib ay weerar xoggan kuso qadaan shacabka Somalida oo waxba galabsanin.

Dhanka Somalida waxba gadhiin lakiin Ugu yaraan sedax Oromo ayaa lagu dilay gobta oo dagaalka ka dhacay. Sii kastaba ha ahaatee waxaan ilaahay ka baryay inuu kala qaboojiyo dhiiga daadanaayo.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.