Wararka nagaa soo garaaya gudaha Itoobiya ayaa sheegaya in sakaay sedax ruux oo kale laga helay cudurka Coronavirus.

Siida ay sheegan idacaada FANA oo ku hadasha afka Dowlada federalka Itoobiya dadka waxa la ogaday inay qaban cudurka kadibna markii la baaro.

Siido kale idacaada FANA waay ka qabsadeen inay shaciyaan dadka magacooda, waxaana la sheegay gud ahaan in dalka Itoobiya laga helay 71 qof oo cudurka Coronavirus Haayo.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.