Wararka nagasoo gadhaay gobolka Doolo gar ahaan degmada Yucub ayaa sheegay inay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska jidhil xoogan xalay ugaysteen wiil dhalinyaro ah.

ilo wareedyo oo la hadlay Halgan Media ayaa sheegay in xalay sedax sac habenimo ay maleeyshiyaadka Liyuu Booliska kuso Qulquleen degmada Yucub, kadib Raaf xoogan ka bilabeen degmada gudahiisa. Waxa la sheegay inay Liyuu Booliska Qabteen wiil dhalinyaaro ah oo aan waxba galabsanin, kadib garaceen. Wiilka jidhilka loo geystaay waxaa la yirdha Yusuf Geeydh Bire.

Maleeshiyadka Liyuu Booliska oo ah calooshood ushaqaysteyaal loo carbiyay xasuuqa shacabka Soomalida ayaa dhibaato caqliga bini,aadamku qiyaasi karin ugaystay shacabka, waxayna wali usii oo manyihiin dhiiga shacabka aan waxba galabsan ee Gumaysiga Itoobiya ku hoos jira.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.