Madaxwaynaha Somali Galbeed, Mustafe Muxumed Cumar oo ay weheliyaan masuuliyiin heer deegaan ah ayaa socdaal gaaban kugaaray tuulada “Magaalo Qaran.

Ujeedada safarka madaxwaynaha ayaa ahaa dhiiri galinta iyo abaalmarinta Ciidanka Liyuu Booliska gaar ahaan ciidanka madaxtooyada ee fadhigoodu yahay “Magaalo Qaran”

Kuwaasi oo kuguulaystay Fashilinta iyo Qabashada Hub badan oo larabay in deegaanka si sharci daro ah lagusoo galiyo siloo khalkhaliyo amniga iyo xasiloonida deegaanka iyo dalka.

Waxaana guud ahaan darajooyin lagu taxay ciidanka magaalo qaran Darajooyinkaasi oo uu uxiray Madaxwayne mustafe muxumed cumar.

Halgan Media.