Wararka nagaa soo gadhaay gudaha Ogadenia ayaa sheegaya markii habeenimadi xalay ahayd ayey biyo kala tageen niin ag marayay Tog ku yallo agagaarka tuulada Dhaf-dhafey oo katirsan degmada Cadaadle ee gobolka Shabelle.

ilo wareedyo aad lagu kalaoonan kaaro ayaa marxuumka magaciis sheegay in uu ahaay Cabdi Cali Xakaar, waxaana saaka lasoo helay maydkiisi.

Siido kale weli ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay Mamuulka gobolka Shabelle oo ku aadan meydka la helay.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.