Wararka naga soo gaaraya magalaada Goday ee Xaruunta gobolka Shabelle ayaa sheegaya in xalay qof shacab ah ku dilay Magaaladaasi.

Dilka ayaa la sheegay inuu ka dhacay suuq ku yallo magalaada Goday. Kooxda dilka geystay ayaa waxaa ay ka baxsadeen goobta ay falka ka geysteen.

Askar ka tirsan booliska ayaa gaaray goobta uu dalka ka dhacay, iyagoona halkaasi baaritaano ka sameeyay.

Magaalada Goday ayaa maalmihii dambe waxaa ka dhacayay dilalka noocan oo kale ah. Ma jiraan weli wax faahfaahin ah oo ka soo baxay Maamulka gobolka Shabelle.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kala soco Halgan Media.