Wararka nagasoo gadhaya degmada Yocaale ee gobolka Jarar ayaa sheegaya in ay maleeyshiyaadka Liyuu Boliska ee fadhigoodu yahay degmada Yocaale ay laba ukala jabeen, xalayna islayeen.

Kooxdan oo maalin dhaw timid degmada Yocaale ayaa waxaa sookale dhex galay khilaaf xoogan. Waxaa is afdhaafay nin lagu magacaabo Shihalage Kamaal iyo Shaannal Saxardiid

Hadalkooban kadib waxaa xabad isku bilaabay isdaafyadoodii oo iska dhawacay laba nin. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.