Wararka nagaa soo garaay xaruunta dalka Itoobiya ee magalaada Addis Ababa ayaa sheegaya inuu heshiish dhex maray hayadaha sirdoonka u qabilsan dalka Itoobiya iyo Mareykanka.

Heshiiskan oo ay qalinka kuduugeen Madaxa NISS Dambelash iyo kuxigeenka FBI Charles ayay ujeedadiisu tahay sidii labada haayadood ay isu waydaarsan lahaayeen xogaha kusaabsan arimaha Argagixisada iyo danbiyada kale.

Waxa Ay heshiiska iskaashi kukala saxiixday magaalada Addis Ababa siidi ay sheegan warbahiinta dowlada Itoobiya ee ledahay loo yaqaano Ethiopian Broadcasting Corporation (EBC)

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.