Ciidamada Itoobiya ayaa Saacadihii la soo dhaafay howlgallo ka sameeyay deegaano katirsan gobolka Bahar Dar ee ismamuulka Axmaraada iyo caasimada Addis Ababa.

Howlgallada oo ahaa kuwa ballaaran ayaa waxa ay Ciidamadu ku soo qab qabteen ku dhawaad 250 Qof oo dhamaan kasoo jeedo Qomiyada Axmaraada oo lagu eedeyay in ay lug ku leyihiin Afgambigii fashilmay.

Balse howlgalladan ayaa ku soo aadaya, xilli ay hayadaha amaanka iyo ciidamada Itoobiya ay ku jiraan heegan kadib markii Qar kamid Sarakiisha Ciidanka Lagu Qarijiyay afgambigii fashilmay oo Sabtiiga la soo dhaafay ka dhacay gobolka Bahar Bar.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.