Sida ay Warbahinta Dawlada Itoobiya ee Ethiopian Broadcasting Corporation (EBC) shegtay waxa 34 qof aya lagu dhaawacay Jamacada Assosa ee kutala gobalka Benshangul ee Galbeedka Itoobiya.

5 qof oo kamid ah dhaawaca ayu soo gaaray dhawac Aad udaran waxana lagu dabiibaya Hada Isbatalka magalada.

Rabashadan aya Ka dhalatay kadib markii ay ardayda Jamacada ee kaso kala jeeda Qoomiyadaha kala duwan ay isku dheceen rabshadna Ka dhex qaraxday.

Ciidamada Dawlada Faderalka aya loo daabulay dhanka iyo magalada Assosa si loga hortago rabshado kale inay halka Ka dhacan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.