Kooxo hubeysan oo aan heybtood la garayniin ayaa sakaay dil ka geystay bariga gobolka Guji oo katirsan Ismaamulka Oromada Siida ay sheegan idacaada BBC ee laanta Oromada.

Haji Umar Nagessa oo ah 84 jir ayaa la sheegay in dablay hubeysan ku dhex toogteen tuulada Wato Burer oo hoos imaado degmada Gora Dolo, waxaana la sheegay in lagu dilay mel udhow gurigiisa Siida ay wararka u dhigeen idacaada BBC.

Siidi kale waxa la sheegay in dilka kadib, uu dableyda goobta ka baxsaday. Weli maa jirto cid sheegtay masuuliyada dilka, waxaana degaanada Oromada muddada u dambeyay kuso batay degnaasho laanta.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media