Duqa magalaada Addis Ababa Takela Uma ayaa la hadlay warbahiinta, wuxuuna sheegay inuu mamuulkiisa marnama aqbaali doonin in magalaada Bandow lagu soo roogo.

Duqa magalaada Takela Uma ayaa sheegay In mamuulkiis diyariyeen 600 milyan bir (lacagta Itoobiya) siidi lagu hor taagi lahay cudurka Coronavirus oo ku faafay gudaha Itoobiya.

Go’aanka kasoo baxaay mamuulka Addis Ababa ayaa noqday mid lama filaan ah kadib markii ay ismamuulka kala ku dhawaqeen bandow iyo in la xakiyo socootka dadweynaha.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.