Wararka nagasoo gaadhaya magalaada Jigjiga ee xaruunta gobolka Fafaan ayaa sheegaya dadshacab ah ay maleeyshiyaadka Liyuu Bolis kulaysay tuulada Ceel Gaab oo katirsan degmada Tuliguleed ee gobolka Fafaan.

Haadi Jaamac iyo marxuum kale oonaan magaciisa helin ayaa halkaasi ku geeriyooday, halka dhawr kalana ay sogadheen dhaawacyo.

Maleeyshiyaadka dhaqar gabe Cabdi iley ee Liyuu Bolis ayaa wada gumaad kadhan ah shacabka Ogadenia.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.