Waraka nagasoo gaadhaya Ogadenia ayaa sheegaya in barakacaayasha Soomaalida ee kasoo barakacay deganka Oromada ayaa mudaharaad cabasho ah sameeyey magalaada Dhirdaba ee xaruunta gobolka Shiniile.

Barakacayaashan ayaan waxba loo qaban halka kuwii Oromada ahaa loo dhisay guryo gabi ahaaba laga rarey xeryihii Dhirdaba ay kujireen. ilaa hada mamuulka kusheega Jigjiga  waxba maa uu qabaniin shacabka, hata weli mayso kahadliin dhibaatada haayo shacabka barakacay oo dulman.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.