Warar lagu kalson yahay aya oo aan Ka helnay Waqooyiga Ethiopia aya shegaya in 18 qof dhimatay kadib qarac Ku dhacay gaari.

Shilkan aya la shegaya inu Ka dhacay aga gaarka Awi oo kutala gobalka Amharada. Dad badan aya iyana kudhawacmay kuwaas oo loola cararay Isbitaalada mesha udhawa halkaas oo ila hada lagu dabiibayo.

Ma la cadaynin Wali sababta uu shilkan udhacay lkn hayadaha Warbaahinta ee gobalka aya sheegay inay warbixin kaso saari doonan maal mahan soo socda.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.