Waxaa qalalaaso xoogan ka socdaan meelo kamida magaalada Diridhabo oo ah magaalada ku taala galbeed Ogaadeniya, diridhaba ayaa waxaa ka socda dagaalo u dhaxeeya Oromada Iyo Axmaraada oo xog ku jooga magalaada Soomaaliyeed ee Diridhaba, waxaana dadku ku hubaysan yihiin baangado iyo budhadh.

Waxaa cabsi xoogan haayo shacabka Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada Diridhaba, xalaada magaalada ayaa aad u kacsan, sii kastaba ahaate dagaaladan isir nacaybka kusalaysan ee Dirdhaba ka socda ayaa sii xoogaystay siidi ee sheegen qar kamid dadka degaanka.

Xaalada Itoobiya ayaad moodaa mid aan cago badan ku taagnayn waxaana maalinkasta dhacay dagaalo u dhaxeeya qawmiyadaha kaladuwan ee Gumaysiga Itoobiya kuhoos nool oo ah dad si qasab ah laysugu hayo oon diin dad iyo dal toona wadaagin.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco shabakada Halgan Media.