Wararka nagasoo gadhay Ogadenia ayaa sheegaya maleeyshiyaadka Oromada ayaa xasuuq bahsaan ugaystay shacabka degan magalaada Moyale ee gobolka Libaan.

Shacab kunool magalaada Moyale oo ka badbadaay xasuuqdii ayaa sheegaya inay dhimashadu gadhay 17 qof, kadib markii ay maleeyshiyaad Oromo kuso duleen Moyale iyo rasaas kufuraan shacbka magalaada degan. Halgan Media waxaay heshay qar kamida magacyada dadka lalaaayay.

  • Jamac Maxamed Qasim
  • Siyaad Gulaane Ahmed
  • Cabdullahi Maxamed
  • Tamaan Cismaan
  • Maxamed Nuuradiin

Dadka ka badbadaay xasuuqii logaystaay weli wax gurmad mahelin iyo shacabka joogo magalaada waxaay dareemayaan cabsi iyo welwel. Waxaan ilahay ka baryayna inuu dhiibka ka dhulqado iyo cadowga shartooda ka celiyo. Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halagn Media.