Ra’iisal Wasaaraha Gumaysiga Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ka khudbayay isbitalka loo yaqaano Tikur Anbessa oo ku yallo magalaada Addis Ababa asaga u dabal degaayo ciidamada calool u shaqaystasha kasoo jeedo dalka Kuba (Cuba) oo Gumaysiga Itoobiya ka badbadiyay Soomaaliya dagaalki lagu xooreynayo Ogadeniya loo yaqaano 77.

Katilye Abiy Ahmed ayaa khudbadiisa ku sheegay in ay ciidamada Soomaaliya ahay yeen kuwa kuso dulaay Itoobiya, kadibna wuxuu ku jees jeesay Madaxweynaha Hore Soomaaliya Maxamed Siyaad Barre markii oo sheegay inuu jiri shaksi oo aminsansanay inuu dalkeena qabso kaaro, siidi U wararka u dhigaay, taas oo lagu fisiri kaaro inuu sii toos ah ka hadlaayo Madaxweynaha Hore ee Soomaaliya.

Tilaabada xaraanta ah oo Abiy Ahmed qadaay oo ah inuu Aflagadaayo ciidamada Soomaaliya oo ka qayb galaay dagaalkii 1977 iyo madaxweynaha Hore Soomaaliya, waxaa loo qadaan Kara inuu Abiy Ahmed sii xog leh u aminsan yahaay fikirka Axmaraada ee buralayda taas oo ah in la inqaabo iyo dulmi lagu sii haayo shacabka Soomaaliyeed ku hoos nool Gumaysiga Itoobiya.

Warkan iyo wixi kasoo kordha kalasoco Halgan Media.