Ciidamada amaanka ismamuulka Axmaraada ayaa sheegay in ay ku guulaysteen in ay fashiliyaan qaraxyo iyo miinooyin ladoonayay in lagu weeraro magaalada Gonder ee xarrunta ismamuulka Axmaraada siida ee sheegen idacaada FANA oo ku hadasho afka dowlada Itoobiya.

Ciidamada ayaa sheegay in qaraxyadani ay kooxo ay ugu yeereen cadaw galiyeen gudaha magaalada si ay ugu wax yeeleeyaan shacabka Axmaraada ee ku sugan magaaladda., waxaayna sheegan inay sii xidheen laba qof.

Maleeyshiyaad hubeysan iyo koox burcad ee ku sugan qeybo kamid ah ismamuulka Axmaraada ayaa dhawr jeer oo hore weeraro iyo dilal qorsheesan ka gaystay magaalada Gonder oo ah caasimada Axmaraada.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media