Warhada nagasoo gaadhay magalaada Dhagaxbuur ee xaruunta gobolka Jarar ayaa sheegaya in caawa xoog lagu soo shiriyay dhalinta magalaada Dhagaxbuur.

Dhalintan oo qaarkood loogaystay jidh dil aad ubadan markii guryahooda lagasoo kaxaynayay ayaa ilaa hada lagu hayaa hoolka kooxda Wayaanaha kuleeyihiin magalaada Dhagaxbuur.

Ilaahada lama oga sababta dhalintan looshirinayo, balse xogo ay heshay warbahiinta Halgan Media ayaa sheegaya in dhoowaantaba ay ciidanka gumeysiga itoobiya iyo maxasatada Liyuu Bolis ku adkaysanayen inay dhalinta magalaada shiriyaan.

Warkan iyo wixi kaso kordha kalasoco Halgan Media.